Shacabka Muqdisho oo taageeray Amarkii kasoo baxay Madaxweyne Farmaajo

Shacabka magaalada Muqdisho qaarkood ayaa si weyn u taageeray una soo dhaweeyay amarkii kasoo baxay Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya oo lagu mamnuucayay in la iibsado dhulka danta guud. War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in sharci daro tahay waxii dhul ah ee la iibiyay ama la bixiyay waxii ka dambeeyay 8-dii Febraayo ee … Continue reading Shacabka Muqdisho oo taageeray Amarkii kasoo baxay Madaxweyne Farmaajo